0
Posted August 24, 2015 by Abdikarim in Ciyaaraha
 
 

Tartan Kubada Cagta oo lagu Tala galay isdhexgalka Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo Daawo (Sawirada +Fidiyowga)

gat
gat

Tartan Kubada Cagta oo lagu Tala galay isdhexgalka Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo isdhexgalka Bulshada ayaa ka furmay magaalada magaalada kismaayo  ee xarunta Gobolka Jubbada ee Maamulka Jubba land State, kaasi oo loo qabtay kooxo ka dhisan magaaladaasi.

san Ciyaar_Kismayo_1 gat hhh

 

 

 


Abdikarim