0
Posted August 9, 2015 by Abdikarim in News
 
 

Qaliin Madaxa-biyaha gala e caruurta ayaa Dhaqaatiir ka howlgasha magaalada Muqdisho ku guuleystay (Daawo+Sawiro)

dd
dd

Dhaqaatiir ka howlgala Cusbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay Qaliin ay ku sameeyeen Ramla Nuur oo ah gabar yar oo jirta sannad iyo bar iyo Mahad Muuse oo isaga jira bil iyo bar, ayaa lagu guuleystay Qalniin looga sameeyey madaxa oo ay biyo ugu jireen, waxaanna tagay halka uu ka dhacayey Qalniinkaas, anigoo la wadaagaya dhibta ay iyaga iyo Familkooda qabaan, waxaan isku dayey inaan bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigo arrintaan, si ay tusaale fiican ugu noqoto, maadaama ay gacan siiyeen dadkaasi dhallinyaro Soomaaliyeed oo si iskooda ah isku xil-qaammtay.

daawoddfff

 

 

 


Abdikarim